"Amiin Suits waxay ku bilaabatay fikrad fudud — qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu u muuqdo sida ugu fiican uguna wanaagsan, hadduu wax iibsanayo ama uu kiraysanayo For special Day."
— Amiin Suits
Dhar maalinle ah oo aad iibsan karto, iyo dhar rasmi ah oo aad kiraysan karto — suudhyo, shaadhyo, surwaalal, kabo, iyo wax badan oo kale. Hoos ka baadh, kadibna si toos ah noola soo hadal si aad u kiraysato ama u iibsato.
Laga bilaabo suudhyada aroosyada ilaa alaabta maalinlaha ah — riix qayb si aad si toos ah ugu gudubto.
Wax walba oo hadda meherada ku jira. Riix "Weydii WhatsApp" wax kasta oo aad jeceshahay — waan ku xaqiijin doonaa haddii ay taalo waan kaa caawin doonaa.
Fiiri waxa meherada ku jira ee kor ku qoran — alaabta la iibiyo iyo tan la kiraysto oo isku dhow.
Riix "Weydii WhatsApp" wax kasta oo aad jeceshahay. Waan xaqiijin doonaa in la heli karo oo waan ka jawaabi doonaa su'aal kasta.
Meherada soo mar si aad u bixiso, o iskugu qiyaasto, ama u qaadato kirada — si degdeg ah oo fudud.
"Amiin Suits waxay ku bilaabatay fikrad fudud — qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu u muuqdo sida ugu fiican uguna wanaagsan, hadduu wax iibsanayo ama uu kiraysanayo For special Day."